Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo iyo Hub sharci daro ah (Daawo Sawirada)

Ciidamada Badda maamulka Puntland ayaa howlgal ay ka sameeyeen xeebaha ku teedsan magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, waxa ay kusoo qabteen Doonyo iyo hub si sharci daro ah loo adeegsan jiray. Doonyaha ay ciidamada Badda Puntland soo qabteen oo gaarayay ilaa 8-doon ayaa la sheegay in loo adeegsan jiray tahriibka sharci darada ah, waxaana lagu … Continue reading Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay Doonyo iyo Hub sharci daro ah (Daawo Sawirada)